Dad lala xiriiriyay qaraxii ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo gacanta lagu dhigay 

Ciidamada Nabad sugida maamulka Galmudug oo kaashanaya ciidamada booliiska ayaa howlgalo balaaran ka wada Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo jimcihii ka dhacay qarax lagu laayay saraakiil badan iyo shacab. Howlgalo ay ciidamada ka sameeyeen qeybo kamid ah magaalada Gaalkacyo ayey kusoo qab qabteen dhoor qof oo lagu tuhmayo in ay wax ka maleegeen qaraxii ka dhacay … Continue reading Dad lala xiriiriyay qaraxii ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo gacanta lagu dhigay